Video:-Madaxweyne Deni oo gudoomay Buuga Hiigsiyadii Hirgalay

Waxaan wax ku bartay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Puntland, waxaan wax ka baranayay 12 sanno muddo tacliimeedkaygii isla markaana waligay waxbarasho lacag kama bixin, waxaan ku helay Amni, sidoo kale waxaan mar walba cabbiri jiray fikirkayga iyo oraahdayda maskaxeed.

Waxay dowladda Puntland isiisay deeq waxbarasho oo aan kamid ahaa 10 arday oo loo qaadi Waddanka Sucuudiga isla markaana uu Saameeyay Xanuunka Covid-19.

Dowladda Puntland waxaan orankaraa way i maal-gashatay sida ugu wanagsan ee Aadane loo maal-gashto waana u taaganahay inaan gudbiyo, sheego, qoro Horumarka iyo Dowladnimada Puntland.

Xaasidnimo ma fiicnee Aan xaqiiqda sheegee Puntland waa Xaruntii Lagu xardhay dastuurkeeWaana bayd xalaaloo Federaal xurmaysee Xaq-bilaay Puntlandneey Waan kuu xamdinnaaaWaxaan ahay Puntlander aan baddu liqin.

Qore:- Xamse Kaahiye

Halkan ka daawo muuqaalka