Video:-Farmaajo ku fashilmay su’aalihii furnaa Ee xalay

Farmaajo,ayaa ka jaawabi Kari waayey dhamaan su’aalihii muhiimka ahaa ee la waydiiyay?

Ururka Halgamayaasha Onlf liiska Argigixisada maka saaray mw intaadan xilka ka dagin??

Halgamaa Qalbi Dhagax raali galin maka bixin intaadan xilka waayin??

Ma qiranaysaa inaad ku fashilantay la dagaalan ururka alshabaab??

Ma qiranaysaa inaad ku fashilantay dib u heshiisiintii??

Sool iyo Sanaag maxaad siyaasiyan waxaad raacisay Puntland bini’aadantinimona waxaad raacisay Somaliland??

Aleyle Ninkan waxuu yahay,ayaa soo baxay oo rasmiga ah iyo in Dadkii ku shaqaysanayay, ay Saxaafada ka ilaalin jireen hadana soo tuureen.

Kulankii uu dalbaday ee ahaa mid lasoo tifaftiray lana soo diyaariyay ceeb ayaa ka raacday Farmaajo.

Afartii su’aalood ee muhiimka ahaa oo la waydiiyay,waxuu uga baxay jawaab uma hayo.

Halkan ka daawo muuqaalka