Gudiyadii Doorashada oo laysku afgartay

Waxaa ilaa habeen danbe ugu danbayn la shaacin doonaa Gudiyada doorashada maamuli doona…

Gudiga doirashada heer federaal,

Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed.

Gudiga xalinta khilaafaadka.

Labada Gudi ee hore waxa ay qayb ka ahaayeen heshiiskii la gaaray 17-kii September,balse waxaa siyaada ah Gudiga xalinta khilaafaadka.

Guddiga xalinta khilaafaadka,waxaa markii heshiiska doorashada lagu ansixinayey Baarlamaanka soo jeediyey Gudoomiyihii hore Maxamed Cismaan Jawaari

Guddigan xalinta khilaafaadka waxaa magacaabi doona Farmaajo,waxaase xubno ku yeelan doona D.Goboleedyada.

Labada Gudi ee kale,waxaa kala magacaabi doona Madaxweynaha Fadaraalka iyo Madaxweynayaasha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah.

Jibril Qoobey