Banaan-baxyo ka dhacaya Magaalooyin katirsan Hirshabeelle

Banaan-baxyo looga soo hor-jeedo Afduubka ay doonayso Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku sameyso Doorashada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco Qaar kamid ah Magaalooyinka Maamulkaas.

Banaan-baxyadan ayaa intooda badan ka dhacay Magaalooyinka Beledweyne, Buula-burde, Jalalaqsi, Maxaas iyo magaalooyin kale oo katirsan Gobalka Hiiraan.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.