VIDEO: Ciidammo ku geeryooday Qarax ka dhacay Sh/dhexe

Illaa saddex askari ayaa ku dhimatay halka labo kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii baabuur ay la socdeen ay miino kula qaraxday waddo u dhexeysa degmada Mahaday iyo deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe.