VIDEO: Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aan adag gaaray

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Somaliland, kaas oo maanta ay Golaha Wasiirrada go’aamo uga gaareen Gaadiidka Gurran ee dalka laga Istcimaalo iyo Isticmaalka Gaadiidka Yaryar ee Vitz-ta.