Puntland oo qabanaysa Tartanka Orodka 5-KM

Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda ayaa shaacisay inay qabanayso tartanka orodka ee 5-KM ee Gobolada Puntland 18/Nov/2020, kaas oo ka dhici doona Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Wasaaradda ayaa sheegtay in 3 qof ee ugu horeysa Tartamayaasha Orodkan 5-KM ay ku kala guulaysan doonaan.

Kalinta kowaad $1000. Kun Dollar.

Kaalinta Labaad $700 Todobaqol Dollar.

Kaalinta Sadexad $500 Shanboqo Dollar