Maraykanka oo xaqiijiyay in uu Ciidamadiisa kala baxay Somaliya Posted By: Idil News Staff December 20, 2020 Soomaaliya Ciidankii Mareykanka waa ka saarnay oo waa la daad-gureeyay,waxaase sii socon doonta dukheynta dhanka cirka ah ee Alshabaab lagu hayo. Press Release: Share this:TwitterFacebook