Muxuu isku casilay Wasiirkii Kaluumaysiga Puntland??

Wasiirka horta kii badali lahaa Garowe,ayuu joogaa oo waa loo yeeray ee bal qabso!!

Wasiirku Madaxweynuhu utagay kadibna,waxaa lagu yiri iiga bax Xaafiiska shaqada aad hayso waa la socdaa!!

Eeda ugu weyn ee uu eersaday hada Wasiir Saalax waa in uu ku xirnaa Nabar iyo Naxdin oo Xan,ayaa laga duubay!!

Agaasimaha Guud oo ay horay isku gacan qaadeen Wasiirka asna Madaxweynuhu waa soo cayriyay mar uu xalay ukaxaystay Xildhibaankiisa Aweys.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada oo ay isagana isku dhaceen Wasiirka waxuu qabaa Ina Deni oo ah Madaxweynaha Walaashiis.

Wasiir Maxamuud Xaaji Saalax waxaa markii hore Madaxweynaha ukeenay Musharax Madaxweyne M.Xaaji Saalax Qoryooley oo xiligii doorashada Abaal ku lahaa Deni.

Jibril Qoobey.