Video:-Saldhig Boolis oo laga dhisay Aaga warshada galayda Galkacyo

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdishire iyo Gudomiye kuxigenka Gobolka mudug Maxamed Waloore Ayaa Maanta waxa ay Ku wareejiyeen Saldhig Laga Dhisey Galkacyo Xaafada Wada jir ee Laanta Lixaad Xidigle Samatar Cabdulahi aadan awkax kaasoo hoostagaya Saldhiga Galbeed ee Warshad Galey.

Halkan ka daawo muuqaalka