Video:-”Farmaajo Buuhoodle,Goldogob iyo C.waaq,ayuu Ciidamada ka qortaa”

“Sanbalooshe”Madaxweyne Farmaajo markii uu xilka qabtay, waxa ciidanka loo kala saaray Team-keenna iyo Tuugada,Team-keena waxa loo bixiyey kuwo laga keeney Galdogob, Buuhoodle iyo Gedo,halka kuwo laga keeney Sheebeelooyinka iyo Hiiraana loo baxshay tuugada” Sanbalooshe,ayaa sidaa yiri..

Halkan ka daawo muuqaalka