Video:-Galaal waa Bam ay soo tuureen Nabar iyo Naxdin

Galaal xogtiisa waa la helay,waxaa soo riday Nabar iyo Naxdin ujeedkuna waa in laga jeediyo Somalida Shirka Beelaha Hawiye waxa kasoo baxay.

Sidoo kalena la abuuro xaalad Daarood iyo Hawiye la yiraahdo.

Galaal waa Bam ay soo tuurtay Nabar iyo Naxdin ee yaan lagu kadsoomin oo laga mashquulin ka hor imaadkii qorshayaasha guracan ee Nabar iyo Naxdin.

Cajil Hawiye iyo Daarood yaan laydin shidin shacaboow!!!

Halkan ka daawo muuqaalka