Beesha caalamka oo ka dhex wada dhexdhexaadin Madaxda Somalida

Waxaa socda dadaal aad u xoog badan iyo xiriiro ay wadaan diblomaasiyiinta shisheeye,kaasoo ku aadan dhexdhexaadinta Madaxda Somalida.

Waxaa la filayaa in uu dadaalkaas guulaysto oo uu mira dhal noqdo.

Ugu danbayn bishan 20-keeda waxaa soo bixi doona heshiis ay beesha caalamku kasoo shaqaysay sida wararku sheegayaan.

Madaxda Somalidu si kafool ka fool ah uma kulmi doonaan sida la filayo,balse ukala dabqaadida diblomaasiyiinta shisheeye,ayaa arinka soo afjari doonta.

Jibril Qoobey.