Ciidamada Itoobiya iyo Eretereya oo dagaal kharaar dhexmaray

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Eretereya,ayaa ku dagaalanay duleedja caasimada Gobolka Tigreega ee Maqalle.

Dagaalku waxa uu ka kacay lama xaqiijin karo,waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

Khasaaraha dagaalkaas ka dhashay,ayaa iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Jibril Qoobey.