Puntland oo shaacisay Gudiga doorashada Fadaraaliga ah

SHAACIN XUBNAHA GUDDIGA DOORASHADA FEDERAALKA EE PUNTLAND (SIEIT):

Garoowe: 27 January 2021: Dowladda Puntland ayaa waxaa ay shaacisay xubnaha Guddiga Doorashada Federaalka ee Puntland kuwaas oo kale ah:

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame

                                 DHAMMAAD