Hadaladii Farmaajo Ee Baarlamaanka waxaa ugu muhiimsanaa kuwii lagu bahdilay Ilmo Gareen

Ninka markii 3-aad lasoo xumeeyay intii Gurigiisa gogol la dhigtay oo hadana loogu daray Deni,ayaa gacantiisa ku qortay dhamaan heshiisyadii hore maxaa loo reebtay??

Hadalkii Farmaajaha maalintu uhartay ee Deni,ayaa wax qortay waxuu xataa ilhaamo ku yahay maqaamka Masuuliyada uu hayo ee Madaxweynaha Fadaraaliga ah.

Qoor-qoor,Guudlaawe iyo Laftagareen hadii uu damiir ku haray maanta waa ka fal celinayaan hadalkaas gafka iyo meel ka dhaca ku ah.

SOMALIYA HABADBAADO!!

Jibril Qoobey.