Maxay tahay sababta Puntland iyo Jubaland usoo diri waayeen Gudiyada Farsamada

Puntland iyo Jubaland majiraan Gudiyo Farsamo oo ay udireen ama udiri doonaan Baydhabo.

Sidoo kale waxay qabaan baahi Gudiyo Farsamo in aysan jirin xiligan

Balse waxay ogol yihiin hadii laysla waafaqo goobta Shirku ka dhacayo,iyagoo tixgalinaya cadaadiska Beesha Caalamka in ay soo diraan Gudiyo meeshay rabaan haku kulmeen.

Puntland iyo Jubaland waxay ubadan tahay in ay soo saaraan War ay kaga hadlayaan arimahaas ilaa caawa.

Jibril Qoobey.