Video:-Fashilka Dacwada Badda Ee Dowlada Farmaajo oo muuqda

Dooda iyo dadaalka Dacwada Badda Dowladii Xasan Shiikh meel sare ayay gaartay,Dad uqalmana gacantay ku hayeen ee 4-tii sano Farmaajo maxaa laga qabtay,markii laga soo tago ilmada Yaxaaska ee Wadaniyiinta CBB-da??

Waxaan u baahannahay in aan jawaabo u halno su’aalahan??

  1. Ilaa intee gaarsiisan yahay diyaar garowgeennu?
  2. yaa u xilsaaran kiiskan?
  3. Qareemada Badda Soomaaliya Difaacaaya waa kumaba?
  4. Ma runbaa in Qareemadii Dacwadda bilaabay ay kiiska uga tageen Xushmadaro ?
  5. Ma runbaa in Qareemada hadda Soomaaliya Difaacaaya ay ku jiraan kenyaati?
  6. Yaa u xilsaaran in ay bulshada la wadaagto sida wax u jiraan?
  7. Yaa u xilsaaran in ay Dunida ka gadaan in aan Kenya ka saxannahay?
  8. Yaa u xilsaaran in ay Qareemada ka caawiyaan dhinaca farsamada’xogsiinta iyo caddaymaha?
  9. Waxaan u baahannahay in su’aalahan iyo kuwa kale oo ka guuxaaya maskaxda Bulshada Somaliyed u helno jawaabo.

Halkan ka daawo muuqaalka