WAREYSI: Waare “La iskuma hayo doorasho, ee masiirka Dalka la isku hayaa”

Madaxweynihii hore ee Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa ka hadlay xaalada Dalka, gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka, doorkiisii ku aadan ka qeybgalkii Shirarkii Doorasho ee ka dhacay Garoowe, Baydhabo, Dhuusamareeb, iyo Muqdisho.