Farmaajo oo sheegtay Shirka Hotel Airport Ee Xalane

Mahan markii ugu horaysay oo uu sheegto hogaamiye kooxeedka soo daahay Shir uusan wax door ah ku lahayn.

Horay waxuu usoo saaray Warqad uu ku sheeganayo in Afisyoone layskugu yimaado Shir kadib markuu ogaaday in Beesha caalamku wado Kulan Deni iyo Axmed yimaadeen Xalane.

Kulanka hada socda wax saamayn ah kuma laha horjooguhu masoo abaabulin,mana soo dirin Odoyaasha balse fariin been abuur ah,ayuu kasoo daba tuurtay.

Shirkan waxuu ka dhashay kulankii horay udhexmaray Deni,Axmed iyo Qoor-qoor.