VIDEO: Xogta shidaalka iyo Macdanta Puntland

Prof. Cismaan Salaad oo kamid ah khuburada Shidaalka iyo Macdanta, ayaa ka hadlay xogaha la xariira arrimaha Shidaalka Puntland, iyo xaqiiqooyinka ku gadaaman baarisyadii laga sameeyay deegaanada Puntland.