Beesha caalamka oo kulan la leh Maamulada Farmaajo taageersan

Shir u dhaxeeya Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ ayaa hadda ka socda xarunta UN-ka ee Xalane.

Shirkan ayaa imaanaya saacado kaddib markii uu natiijo la’aan ku dhammaaday shirkii Teendhada Afisyooni.

waxii kasoo kordha kala soco idilnews