Saraakiil iyo Xildhibaano kasocda Beelaha Mudulood oo utagay Saadiq John

Saraakiisha iyo xildhibaanada Beesha Mudulood oo wata gaadiidka Dagaalka,ayaa soo gaaray hoyga uu dagan yahay saadaq john.

U imaanshaha saraakiiisha iyo xildhibaanada Beelaha Mudulood ee Saadiq John,ayaa lagu sheegay in ay tahay qorshe ay Saadaq kula wadaagayaan xog hoose.