Yuu noqon doonaa Ergayga cusub Ee Midowga Afrika uxilsaaray ismariwaaga Doorashada Somaliya

Soo jeedintiisa waxaa lahaa Nigeria iyo Ghana,waxaana ku raacay inta badan Wadamada kale ee Golaha Amaanka Afrika.

Bai Koroma waa Madaxweynihii hore ee Siraliyoon oo noqon doona dhawaan Ergayga Afrika usoo dirayso Somaliya.

Itoobiya iyo Masar,ayaa iyaguna laba ergay soo kala bandhigay mid waa Caamir Muusa Xoghayihii guud ee hore Ururka Jaamacada Carabta iyo kan kale oo ahaa Hayle Maryam Desale RW-hore Itoobiya.

Waxaa xusid mudan in Farmaajo wax kawatay Hayle Maryam Desale Ergayga Itoobiya soo sharaxday,balse codka waayay.

“Nigeria, Ghana and others proposed Earnest Bai Koroma, former Sierra Leone president. Most members supported this proposal. It’s expected that Congo president will appointment him soon.”

Jibril Qoobey.