Booliska Puntland oo khamri ku burburiyay degmadda Badhan (VIDEO)

Ciidamada Booliska Gobalka Sanaag ayaa maanta burburiyay Khamri fara-badan oo lagu qabtay howlgallo Ciidanku ka sameeyeen degmadda Badhan. Sidoo kale Maxkamadda darajada kowaad ee Gobalka Sanaag ayaa xukun ku riday Ragii watay khamridan.

Idilnews