Wafti balaaran oo ka socda Puntland oo gaaray Dalka Itoobiya

Wafti ka socda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, Ururada Siyaasadda iyo Bulshada Rayidka ah ee Puntland ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.

Xubnaha ayaa inta ay ku sugan yihiin Addis Ababa qaadan doona Tababar ku saabsan Korjoogtaynta Doorashooyinka Dawladaha Hoose ee Puntland.

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.