Axmed Karaash oo Shacabka Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Carafa

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida Carafo ugu hambalyeeyay Shacabka Puntland iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed.