Axmed Madoobe oo laga dalbaday inuu gudbiyo Liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Guddiga doorasha dowlad goboleed Jubbaland ayaa u gudbiyay codsi qoraal ah Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam kaas oo ay kaga codsanayaan inuu guddiga usoo gudbiyo liiska magacyada tartamayaasha aqalka sare.

Waxaa la fillayaa  maalmaha soo socda in Jubbaland ay ka bilaabanto doorashada Aqalka Sare, iyadoo lagu salaynayo Jadwalkii dhawaan Soo baxay.

Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee shaaciya inay bilaabi doonaan, iyaga oo waqtiga ilaalinaya doorashada Aqalka sare, balse ay jiraan weli caqabado horyaalla doorashada.

Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada ayaa dhanooda waxaa ay kujiraan diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada, iyada oo Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed lagu wareejiyay qalabkii lagu qaban lahaa dooorashada Aqalka Sare.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.