Video:-Puntland oo shaacisay liiska saxda ah ee cod-bixiyayaasha Degmooyinka

Saakay waxay Gudiga Doorashooyinka Puntland shaaciyeen Xogta Liiska Codbixiyayaasha Rasmiga ah ee Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Wadarta tirada codbixiyayaasha saxda ah waa 46,839 qof.
50.8% waa haween halka 49.2% ay yihiin rag.

Xogta oo faahfaahsan oo ukala qaybsan Degmooyinka hoos ka daawo.

Halkan ka daawo muuqaalka