Video:-Cabdixaashi oo soo bandhigay arin dhexmaray isaga iyo Farmaajo

Cabdi Xaashi oo ka hadlayey kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa caddeeyay intii ay jirtay dowladda uu hoggaamiyo inuu Farmaajo ka hor taagnaa sharci darrada Dastuuriga ah, ayna isku dhaceen in badan, ayna dhacday in Golaha shacab laga ansixiyo laba sano oo ku darsi ah, ahna sharci darro.

Halkan ka daawo muuqaalka