Wafti uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Rooble oo u amba-baxay Kenya (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraaha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kenya.

Ujeedada Socdaalka shaqo ee Ra’isul Wasaare Rooble ayaa waxaa ka warbixiyay Wasiirka Arimaha Dibadda ee DFS Maxamed C/risaaq Abuubakar wax yar ka hor inta aaney ambabixin.

Idilnews