Diiwaan-galinta Musharixiinta Doorashooyinka Puntland oo lasoo gaba-gabeeyay (VIDEO)

Guddiga KMG ah Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa soo Bandhigay liiska Ururada Siyaasadda ee soo gudbiyay Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.

Liiska waxaa ka maqan Urur siyaasadeedka Dhalinyarada oo wax xubna musharaxiin ah keensan, halka Urur siyaasadeedka Mustaqbal uusan wax liis ah ka gudbisan Magaalada Qardho marka laga yimaado labada Magaalo ee kala ah Ufeyn iyo Eyl .

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.