Doorashada xildhibaano kamid ah BJFS oo ka dhacaysa magaalada Jowhar

Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorashada labo kursi oo ka mid ah 8-da Kuraas ee taala Dawlad Goboleedka Hirshabeelle.

Musharaxiinta maanta tartamaya ayaa kala ah:

Kursiga kowaad : Cali Shacbaan Ibraahim, 2. C/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir, 3. Cabdullahi Axmed Tawaad, 4. Caasho Xuseen Abuukar, 5. Cabdalle Cabdi Xuseen

Kursiga labaad : Xasan lidow Muxumed Kobac, 2. Cusmaan Axmed Macow, 3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.

Idilnews