Video+Sawiro:-Mideeye oo Maanta Cududiisa muujiyay

Urur Siyaasadeedka Mideeye,ayaa Maanta isu soo bax balaaran oo qayb ka ah Olalaha Doorashada 3-Degmo ee hordhaca u ah Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland kusoo bandhigay Cudud xoog leh.

Degmooyinka Ufeyn,Qardho iyo Eyl ayay taageerayaasha Ururku kusoo bandhigeen cududooda.

Halkan ka daawo muuqaalka