Video:-Rooble Oo soo dhaweyn Usameeyay Ergadii Somaliya Ee Kiiskii difaaca Badda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xusyen Rooble ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Ergadii Soomaaliya ee Kiiskii difaaca Badda oo uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).

Halkan ka daawo muuqaalka