Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Garowe Posted By: Jibril Qoobey. November 15, 2021 Garoowe: 15 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo. Share this:FacebookX