Jubaland:-Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad oo ka hor yimid warqad ka soo baxday Duqa Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Kismaayo oo ka hor yimid warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii dhulka.