Video:-Mashruuca Maamul baahinta Puntland oo kulan laga yeeshay

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-gudoomiyey shir wasiireedka maamul baahinta Puntland oo ay isugu yimaadeen xafiiska hormuudka maamul baahinta Puntland iyo Wasiiro ka socday wasaaradaha bahwadaagta la ah mashruuca.