Video:-Go’aano Amni oo lagu soo rogay Bosaso

Shirka looga hadlayay Amniga Guud ee deegaanada puntland ayaa lagu qabtay magaalada Bosaaso.

Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan, qaar kamid ah Golaha Xukuumadda , Taliyaha Ciidanka Daraawiishta, Agaasimayaasha PSF, PMPF, PISA iyo saraakiil kale lataliyaha Madaxweynaha dhanka amniga .

Ugu danbaytii shirka oo muddadi uu socday looga hadlay Xaladda guud ee Amniga Puntland gaar ahaan gobolka Bari ayaa ku soo dhamaday guul.

Halkan ka daawo muuqaalka