Guddiga Xulista Ergooyinka Jubaland oo la shaaciyay

Ujeeddo: Shaacinta Guddiga Xulista Ergooyinka.

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SIT waxay halkan kusoo gudbinayaan Guddiyada.

Xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee aan shaacinay 23/12/2021 kuwaasoo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dawlad Goboleedka Jubaland.