Maraykanka oo si adag ugu hanjabay Farmaajo

“Maraykanku wuxuu diyaar u yahay in uu tallaabo ka qaado kuwa carqaladda ku ah waddada nabadda ee Soomaaliya. Isku dayga lagu joojinayo MohamedHRoble waa wax laga naxo waxaana taageeraynaa dadaalkiisa doorasho degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo. Dhammaan dhinacyadu waa in ay ka waantoobaan ficillada iyo oraahyada kicinta ah.”

Si toos ah,ayaa loo weeraray Farmaajo,waxaana lagula hadlay luuqad Diblomaasi tii ugu adkayd.

Erayadan waa kuwii loo isticmaalay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo sida hoose loogu sheegay.

Balse Farmaajo si qaawan oo xurmo daro ah loogu soo gudbiyay.

Sidoo kale Seneter ka mid ah Guddiga Xiriirka Dibadda ee Senate-ka Mareykanka,ayaa isna yiri…

“Hoggaamiyayaal danaysteyaal ah ayaa qalalaase siyaasadeed iyo amni ka hurinaya Soomaaliya.”