Rooble miyuu kaga adkaaday loolankii Farmaajo?

Rooble waa guulaystay,waana ka adkaaday Farmaajo,iyadoon Xabadi dhicin.

Inta badan Shacabka Somalidu waa ka hor yimaadeen Warqadii Farmaajo soo saaray.

PL iyo JL si cad ayay ugarabgaleen Rooble,halka Guudlaawe si qarsoon utaageeray.

Beesha caalamka si weyn ayay hiil ugu muujisay Rooble oo waxay xataa gaarsiisay in ay hanjabaad dadban maqashiiyaan Farmaajo.

Rooble,waxuu iska diiday in uu la kulmo ergo ka timid Farmaajo,waxuuna ku adkaystay go’aankiisa.

KG iyo Galmudug Beesha caalamku waxay saartay cadaadis ah in ay ka qaybgalaan Shirka Rooble shaaciyay.

Sida wararku sheegayaan Xamar,waxaa gaaray Waftiyo hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe.

Ilaa Saadanbe,waxaa la filayaa in Shirka Rooble ku dhawaaqay uu qabsoomo.

Jibril Qoobey.