Puntland oo shaacisay 11-Kursi oo hor leh

11-Kursi,ayuu Maanta Deni soo saaray,iyadoo 10-kii ka horeeyay aan la dooran.

Waxaa jira cabasho iyo buuq xoog badan oo ka imaanaya Beelaha oo dhan.

Awrtable si buuxda,ayaa loo faragaliyay 3-dooda Xildhibaan.

Leelkase,waxaa ka imaanaya cabashooyin xoog badan.

Majeerteen,Dhulbahante,Warsangeli iyo Dishishe,ayaa iyagana,waxaa kasoo baxaya cabashooyin la mid ah kuwaas.

Kuraasta Xildhibaanada Ee la shaaciyay waa sida tan…

Hop 129-Carab Saalax.

Hop 199-Majeerteen Cumar Maxamud

Hop 198-Majeerteen.Cumar Maxamud

Hop 121-Dhulbhante.Maxamud Garaad

Hop 192 -Leelkase.reer Xasan.

Hop 75-Xasan Ugaas.Dhulbahante

Hop 73-Axmed Garaad.Dhulbahante.

Hop 229-Dhulhante Faarax Garaad.Bah-Ararsame.

Hop 191 Leelkase.Maxamed Muumin.

Hop 14 Awrtable.

Hop 174 Awrtable.