Video:-Rooble oo la kulmay Ra’isalwasaaraha Imaaraadka Carabta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Raashid Ala-Maktoum oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga labada dal. gaar ahaan dhinacyada ganacsiga , dhoofka xoolaha Soomaalida ee loo iib geeyo dalka Imaaraadka Carabta .

Halkan ka daawo muuqaalka