Manhajka Dugsiyada sare Ee Puntland oo la diyaariyay

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland,ayaa maanta daahfuraysa buugaagta cusubka ee manhajka dugsiyada sare ee Puntland.

Hal sano gudihiis,waxaa lagu daahfuray Buugaagta Manhajka Dugsiyada hoose ee Puntland iyo Buugaagta Manhajka Dugsiga sare ee Puntland.

Waxaa meel fiican oo gabagabo ah maraya Manhajka Dugsiyda dhexe ee Puntland.

Manhajka cusub ee buugaagtiisa la soo daabacay,ayaa la rajaynayaa in uu kaalin shariif ah ka qaadan karo kobcinta garaadka ardayga iyo soo saarista jiil tayo leh.

Xigasho:-W.Waxbarashada.