Safarkii Qatar Ee Farmaajo,waxuu ahaa mid bahdil ku ahaa Qaranimada Dalka

Safarkii Qatar ee Farmaajo,waxuu ahaa mid bahdil ku ahaa Qaranimada Dalka.

Mida kale ee mudan in la dul istaago,waxay tahay in si hoose loo qaabilay ,oo loola dhaqmay.

1.Diyaarada caadiga ah ee Qatar,ayuu sii raacay,taasoo sii marta Jabuti oo Dad ka qaadata.

2.Salaanta Labada Gacmood,ayuu ku salaamay Amiirka si uu qadarin sare ugu muujiyo,halka Amiirka Qatar ku salaamay Hal Gacan oo mida kale uu ku haystay Okiyaale si Kibir uu ka muuqdana waa u istaagay.

2.Barsad caadiya oo ah kuwa xiliyada jawigu degan yahay lagu cabo Shiishada,ayaa lagu qaabilay.

3.Hal Masuul oo Xukuumada ka mid ah ma raacin safarkiisa oo xataa Wasiir Arimaha dibada waa laga soo tagey,waxa kaliya ee la fadhiyana,waa Safiirka Somaliya ee Qatar.

4.Xogta safarka laga helay,waxay sheegaysaa in ay uyeereen Sirdoonka Dalkaas oo usheegeen in Khayre yahay Qofka Labaad ee ay wadato Qatar.

Jibril Qoobey.