Socdaal qarsoodi ah oo Wasiir Xasan Shire ugu socday Kismaayo oo la ogaaday

Xasan,waxuu usocday Kismaayo sida xaqiiqda ah oo Cimrada waa ku raadgadanayay,sida ay ii xaqiijiyeen Ilo xog ogaal hoose ah.

Aadistiisa Kismaayo,waxaa diidanaa Madaxweyne Deni oo ay caro kusoo kala tageen,waana mida keentay in laga celiyo garoonka diyaaradaha Garowe.

Lama cadayn karo in xarigiisii Muqdisho uu daba socdo isku dhacaas isaga iyo Madaxweyne Deni.

Xasan,waxuu Kismaayo ugu socdaa xaajada Kursigii Beeshiisa ee Maxamuud Shido uga badashay Axmed Madoobe Wiil uu Abti uyahay oo udhashay Beesha Ajuuraan.