Gudiga hirgelinta Doorashooyinka heer Jubaland oo shaaciyay 16-kii Kursi Ee Gedo

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland,ayaa caawa shaaciyay 16-Kursi ee dhimanaa kuraasta Golaha Shacabka ee Jubbaland.

Guddiga,ayaa sheegay in doorashada 16-kan kursi la qaban doono muddo 2-Todobaad gudohood.

Halkan ka akhriso:-