Kulan deg-deg ah oo usocda Rooble iyo Beesha caalamka

Ra’isalwasaaraha iyo Wakiilada Beesha caalamka,waxaa usocda kulan deg-deg ah.

Kulanka,waxaa dalbaday Rooble,kadib warkii kasoo baxay Nisa.

Shir jaraa’id in saxaafada loo qabanayo ayaa la sheegay markii kulanku soo idlaado.