Gudoon Kmg ah oo ay doorteen Xildhibaanada Labada Aqal

Hogaamintii Baarlamaanka Labadiisa Aqal waxay si KMG ah ugu gacan gashay reer Mudug.

Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab Gudoomiyaha Aqalka-sare ee KMG ah.

Danjire.Dhabancad Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee KMG ah.

Sabtida ayay Labada Aqal fariisanayaan oo guda galayaan Doorashada Gudoonka rasmiga ah.